Ramadaan

Fariimo Jaceyl : Aniga Oo Dhul Ooman Jooga Kaliya Haddii Aan Xasuusto Jaceylkaada…

*Sida indhaheyga u jecel yihiin iney daawadaan muuqaalkaaga ayuu qalbigeyguna u jecel yahey xusuustaada iyo in aad mar walbo aad ku dhex jirto.

Sawirkaan iyo sheekada isma lahan

Sawirkaan iyo sheekada isma lahan

* Halheyskeyga waa magacaada mana garan karo sababtaasi laakiin waxaan ogahey in aan noolaha kuu jeclahey.

* Anigoo dhul oomane ah socda misana heysan wax biyo ah hadaan xusuusto jaceylkaad I siisey dhab ahaan waxaan iloobaa haraadka waxaana galaa jawi farxadeed.

* Macaanto ma lihid saluug mana tihid sida noolaha oo kale waxaan aaminsanahey in aad wax dheertahey dhamaan Aadanaha.

* Ismaan laheyn Dunidaan ayaa jaceyl kugu soo marayaa jaceylkana waxaanba ka aaminsanaa wax Khayaali ah laakiin intuu I haleeley ayuu sare ila tagey waayo adigaan ku jeclaadey oo jaceylkii aan Khayaaliga ka aaminsanaa ayaa weerar igu soo qaadey qalbigeyguna ma habsaaminee wuxuu jeclaadey qalbi u qalma jaceylka!

* Sida dhibicda roobka ayaan kuu dhowrayaa oo sida ilma yaroo dhallaan ah ayaan kuu ilaaliyaa ee macaan , ayaamahanews.com, adigoo soo jeeda ii dheh waan ku jeclahey anna.

* Dadka waxey riiyoodaan markey hurdaan oo indhaha is geliyaan laakiin aniga Aadanaha taas waan kaga duwanahey waayo qalbigeyga isaga oo soo jeeda ayuu kugu riyoodaa.

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.