Ramadaan

daawo muuqaal: Taangiyo lagu jabiyay Darbiyadii Difaaca ee Daacish & Magaalada Sirte oo lala wareegay

Ciidamada Milatariga dalka Liibiya ayaa dhoor jiho ka soo galay magaalada Sirte oo eheed xarunta ugu weyn ee ururka Daacish gaar ahaan kuwooda ka dagaalama gudaha wadanka Liibiya .

Mudo ka badan 3 bilood ayaa waxaa dagaalo culus ay ka socdeen deegaanada ku xeeran magaalo xeebeedka Sirte balse iminka waxaa si toos ah ula wareegay magaaladaan ciidamo daacad u ah dowlada Liibiya .

Taangiyo iyo Tikniko fara badan ayaa lagu jabiyay Darbiyo difaac u ahaan jiray maleeshiyaadka ururka Daacish waxeeyna magaalada Sirte noqoneysaa halkii ugu dambeysay ee ka baxda gacanta Daacish-ka ka dagaalama dalka Liibiya .

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.