Ramadaan

Sida Nimanka Jaceyl Waali Ah Loogu Abuuro

xabiibkaaga-150x150

In lagu dhaco jaceyl waa waa mid ka mid ah arimaha ugu macaan nolosha , hadaan ku siinlahaa 6-arrimood oo ka yeeleysa in xabiibkaaga in si waali ah uu ku jeclaado .

Dhar Qurxoon: si aad u soo jiidato ninka kana y eesho mid kugu waalan waxaa qasab kugu ah in aad daris la noqoto xerashada.
dhar muuqaal soo jiidasho leh , qasab ma aha in aad xerato dhar qaali ah ugu yaraan waa in ay ahaadaan kuwo qurxoon oo soo jiidasho leh, midda kale waxaad xasuusataa in dharku yihiin mid muujinaya shaqsiyaadada.
Udgoon Fiican: carafta ama udgoonka waa furaha koowaad ee albaabka jacey lka….
Isku kalsoonaan: waxaa qasab kugu ah in aad ku kalsoonaanto naftaada mar waliba , kalsoonida nafta ayaa ka mid ah kuwo ugu soo jiidashada badan ee dhanka ninka waxa ayna tani ka yeeleysaa mid ku waalan jaceylkaada , noqo haweeney taqaan qiimaheeda maxaa yeelay ragga waxa ay jecel yihiin haweeneyda aadka isugu kalsoon.

Kaftan Leh: ragga waa ay ka helaan haweeneyda awooda in ay ka qosliso …

Mid Cafiska Badan: tani waxa ay ka yeeley saa mid ku xiran jaceylkaaga .

In Aad Iska Yeesho Mid Ay Adag Tahay In La Helo: waxa qasab kugu ah in aad mar waliba qof la heli kara ka ahaan dhanka ninka , iska yeel mid mashquul ah oo ka fog xoogaa isaga si uu kuu tabo una dareemo qiimaha aad u leedahay , aad ha uga fogaan, aadna ugu dhawaan .

Shabakada ayaamahanews.com -Mogdisho - Somalia Email:Info@ayaamahanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.